Daawo Jaaliyada Puntland ee Australia oo Taageertay Heshiiskii Garowe ee PL & DFS & Dr Mohamed Omar Abaas wasiru dowlaha madaxtoyada oo ka qayb galay

15 April 2016 (Puntlandes) Kulan ay yeesheen Jaaliyada Puntland ee Australia ayey waxay Taageertay Heshiiskii Garowe ay ku gaareen dawlada Puntland & DFS waxaana kulankaas ka qayb galay oo sharaxaad dheer ka bixiyey Heshiiskaas Dr Mohamed Omar Abaas wasiru dowlaha madaxtoyada ee Xiriirka caalamiga ah iyo Agaasimaha guud ee Jaliyadaha Puntland Cumar Dhoolawaa.

220-3e

Puntlandes.com

About The Author