16 April 2016 (Puntlandes) Gudoomiyaha Ururka Haweenka Puntland Marwo Khadro Maxamed Jaamac ayaa waraysi ay siisay JLTV ku sheegtay inay dadaal ugu jirto sidii haweenka Puntland u heli lahaayeen doorkooda ku aadan dhanka siyaasada iyo doorashada 2016.
Puntlandes.com
About The Author