XIldhibaano ka tirsan Barlamanka DFS oo Mooshin ka keenay Shirka Jowhar
16 April 2016 (Puntlandes) Qaar ka mida ah Xildhibaanad Baarlanaka DFS ayaa maanta mooshon ka keenay shirka maamul u samaynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeellada dhexe, ee la socda magaalada Jowhar.
Soo gudbinta Mooshinkan kadib ayaa waxaa laysla gartay in loo muddeeyo xilli kale maaddaama uu buuxsami waayay kooramkii cod u qaadista mooshinkan.
Puntlandes.com