Dhagayso: Madaxweynaha DFS oo la Hadlay Golaha Ammaanka
19 April 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh ayaa maanta warbixin siiyey Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay oo lahaa kulan la xiriira arrimaha Somalia kaasoo ka dhacay magaalada New York.
Madaxweyne Xasan ayaa ka hadlay dhallinyarii Somaliyeed ee ku dhintay dhawaan badda Medetereeniyaanka iyagoo u tahriibaya Yurub.
Dhagayso Warbixin ay VOA ka diyaarisay