Dhagayso: Madaxweynihii hore ee Somaliya Sheekh Shariif oo la hadlay Shacabka Soomaaliyeed

April 23 2016  (Puntlandes ) Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo la hadlay Shacabka Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay  inay wax ka bedelaan siday u fakirayaan, qof walbana uu mas’uuliyad isa saaro.

221-4c5

Sheekh Shariif ayaa sheegay in ummadda Soomaaliyeed u baahan yihiin inay is aqbalaan, ogolaadaana inay kala duwan yihiin.

Sheekh Shatiif ayaa yiri ”Aday sharaf kuu tahay in aad ku aqbasho walaalkaa sidii isna waa inuu ku aqbakaa”
Dhagayso Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed

Puntlandes.com

About The Author