Dhagayso: Wasiirka Amniga Galmudug oo sheegay in Daacdheer Shacab lagu Xasuuqay
24 April 2016 (Puntlandes) Wasiirka Amniga maamulka Galmudug ayaa waraysi uu maanta siiyey BBC ku sheegay in Ciidanka Lyuu Booliska ay soo Weerareen dad Sahacab ah oo reer Galmudug ah, ayna dhibaato badan u gaysteen.
Wasiirku sharaxaad kama bixin sida uu dagaalku ku bilowday, waxaana uu beeniyey in maamulkiisu uu xiriir la leeyahay Alshabaab taasoo ay dawlada DDSI ay shalay ku eedaysay.
Dhagayso waraysiga Wasiirka
Puntlandes.com