Dhagayso: Pro Galayr “Waa runtiis dadka Sool, Sagaan & cayn 1998dii wax bay ka dhiseen”
24 April 2016 (Puntlandes) Pro Cali Khaliif Galayr ayaa si wayn u dhaliilay in Xildhibaanada kasoo jeeda Sool, Sanaag iyo Cayn lagu soo xulo Caasimadda Puntland ee Garowe, wuxuuna sheegay inaysan haday yihiin “Khaatumo” aysan ka mid noqonayn Baaelamanka DFS ee la soo Xuli doono ayna banaanka ka joogi doonaan.
Dhanka kale Pro Galayr ayaa qiray in Beesha degtaa Sool, Sanaag iyo Cayn ay wax ka dhisteen Puntland 1998dii wuxuuna yiri “Waa runtiis dadka Sool, Sagaan & cayn 1998dii wax bay ka dhiseen” laakiin waxa uu intaas kusii daray inay maamulkiisa Khaatumo ay dhisteen 2012kii
Dhagayso Prof Galayr
Puntlandes.com