Daawo-Dhagayso: Heestii Hanuuniye ee “dalkii idinkaa Qaribay dadyahow kala wada Qoqoban..”
Daawo-Dhagayso: Heestii Hanuuniye ee “dalkii idinkaa Qaribay dadyahow kala wada Qoqoban..”
Dalkii idinkaa Qaribay dadyahow kala wada Qoqoban
Intuu dagay qaarba meel oo ay Qoys Qoys noqdeen
Mid kasta isla Qiuman yahoo Qafiba qof dhaliilayaa
Dalkii idinkaa Qaribay
Cudurka aad wada qabtaan
Qabkaad wada huwan tihiin
Qabiil WEEYEE sidee SOOMAALAAY QARAN ku noqon kartaan?
Miyeydaan Quburu iyo Waxgarad Qabin iyo Ikhryaar
Miyeydaan Qaab dadnimo qadarinayn Walaalayaal
Miyeydaan wax isqabta oo isqiimeeya lahayn
Puntlandes.com