Daawo Video: Beesha Mareexaan (Sade) oo Diiday maamulka Culusoow iyo Kooxdiisu horboodayaan ee ”Gobolada Dhexe”
Beesha Mareexaan ayaa shir ay maantay ku yeesheen Xamar ayey waxay ku laadeen damacii guracnaa ee ay wateen Xasan Culusoow iyo koxxdiisa ay hormoodka u yihiib Axmed Diiriye, Oday Xaad iyo Cabdiqaybdiid. Maadaama aysan waafaqsanayn dastuurkii ummaddu ku heshiisay.
Hoos ka daawo baaqii ka soo baxay shirkii beesha mareexaan