Dhagayso:Wasiirada Haweenka oo si adag uga hadashay eedayntii la xiriirtay Xeerka Jinsiga
2 July 2016 (Puntlandes) Wasiirka Wasaarada Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee DFS Sahro Cali Samatar ayaa si adag uga hadashay qodobada la sheegay inay ka horimanaayaan Shareecada Islaamka ee ay Ansixiyeey Golaha Wasiirada DFs ayna Wasaaradeedu soo gudbisay.
Wasiirad Sahro Cali Samatar ayaa sheegtay in aysan macquul ahayn in dowlad Islaam ah wasiiradeeda ay marnaba ansixiyaanwax aysan diinta islaamka raali ka’ahayn.
Dhagayso Wasiirad Sahro Cali Samatar
Puntlandes.com