BREAKING NEWS-Dhagayso: Madaxweyne Gaas oo kala diray Golaha Deegaanka Gaalkacyo magacaabayna Gudoomiye KMG ah
4 July 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha Puntland, C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa kala diray Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo,waxaana uu si kumeel gaar ah ugu magaacaby Goomiyaha Gaalkacyo Maxamed Yaasiin Axmed Tumay.
Gudoomihii Golaha Deegaanka ahaana Gudoomiyaha Degmada Gaalkacyo ayaa waxa loo doortay xilka maanta laga qaaday April 2014, isayadoo uu maamulkiisu ku keenay magaalada Habacsanaan iyo Musuqmaasuq baahsan.
Dhagayso afhayeenka Madaxtoooytadda Puntland oo akhrinaya Wareegtada madaxweynaha
Puntlandes.com