Dhagayso: Gudiga Xulista Golaha Deegaanka Gaalkacyo oo sheegay inay bilaabatay Qabashada Codsiyada Musharixiinta

8 July 2016 (Puntlandes) Gudoomiyaha Gudiga Hagaajinta iyo Samaynta Golaha Deegaanka ahna Wasiirka Deegaanka, Duur joogta iyo Daxiiska Puntland Cali Cabdullaahi Warsame ayaa ka hadlay meesha uu marayo dhisida golaha deegaanka.
227-5a3
Wasiir Cali wuxuu sheegay inay bilaabatay qabashada araajida Musharixiinta  doonaya inay ka mid noqdaan golaha cusub ee deegaanka Gaalkacyo yeelanayso ayna ku egtahay 10/July/2016 oo ku beegan maalinka Axada.

Hadalka Wasiirka ayaa kusoo aadaya iyadoo Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu magaalada Gaalkacyo ka wado dib u habayn la xiriirta Maamulka Gobolka iyo kan degmada Gaalkayo.

Dhageyso Wasiir Cali


Puntlandes.com

About The Author