Dhagayso-Gaalkacyo: C/casis Yusuf Mohamed (Xaarin) “Nin walba Awrkiisu Ha qaado”

C/casiis Sh.Yuusuf Maxamed (Xaarin), oo saxaafadda la hadalay Puntlandes.com, Gaalkacyo

C/casiis Sh.Yuusuf Maxamed (Xaarin), oo saxaafadda la hadalay Puntlandes.com, Gaalkacyo
C/casiis Sh.Yuusuf Maxamed (Xaarin), oo saxaafadda la hadalay Puntlandes.com, Gaalkacyo

15 sept 2016 (Puntlandes) Iyada oo maalmahaan danbe ay soo baxayeen, warar badan oo khuseeya Arinta Gaalkacyo iyo sidoo kale arinta Soomaaliya ee Madasha Hogaamiyayaasha Qaranka, ayaa  maanta waxaa ka hadlay Nabadoon C/casis Sh.Yusuf (Xaarin) oo ka mid ah odayaasha magaaladda Gaalkacyo.

Nabadoon Xaarin ayaa u sheegay Warbaahinta Puntlandes in ay Puntland tilaabo wanaagsan qaaday, taas looga diirsaday amaanka, lana filayo in guulo waaweyn laga gaaro arinta amaanka Puntland.

Madasha Hogaamiyayaasha Qaranka mar uu ka hadlayey Nabadoonku waxaa uu sheegay in Soomaaliya ay horay wax isugu darsatay, haatanna ay bur bursan tahay, sidaas dareteed ay khatar badan tahay in hishiis la’aan la isku darsado oo ay khatar horseedi karta iyo burbur kale maadaama lagu hawlan yahay wali in la bad badalayo wixii lagu hishiiyey, sida Dastuurkii iyo Hishiisyadii ay wali ku socoto wax ka badalin aan sharci ahayn.

 

Dhagayso Codkii Xaarin.

About The Author