Daawo-Kulan Looga Hadlayey Ilaalinta Deegaanka Oo Garoowe Kadhacay.
November 24 2016 (Puntlandes)-Magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa waxaa lagu qabtay kulan ballaaran oo looga hadlayey ilaalinta deegaanka, waxaana kahadlay wasiirka deegaanka Puntland Cali Cabdullaahi Warsame.
DAAWO