Mahad Cabdalla Cawad oo ku guuleestay Doorashada Gudoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya
12 Jan 2017 (Puntlandes) Xildhibaan Mahad Cabdalla Cawad ayaa ku guuleestay Doorashada Gudoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya waxa uuna helay codad gaaraya 169-cod halka uu Musharax Xildhibaan C/Qaadir Bagdaadi uu isna helay 85-cod oo kaliya.
Xildhibaan Mahad ayaa markii labaad waxaa maanta loo doortay Gudoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya halka Gudoomiyaha Baarlamaankana markii labaad isna la doortay.
Puntlandes.com