Wax ka ogow: Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS oo 38,2% ay haytaan Baasaboor/dhalasho shisheeye, Wadamadee u badan?

19 jan 2017 (Puntlandes) Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS oo 38,2% o oka mid ah ay haytaan Baasaboor/dhalasho shisheeye, iyadoo ay 10.6% ay haystaan dhalashada UK halka uu booska labaad ciriirsanayo Maraykanku oo dadka dhalashadiisa haystaa ay ka yihiin Baarlaamnaka 8%.

Xildhibaanada haysta dhalashada Kenya 3.6% iyo Ethiopia 2.6 ayaa waxay kaga jiraan Xildhibaanada haysta Dhalasho shisheeye booska labaad iyo sadexaad.

Wadanka Tirada Xildh. %
UK 29 10,55%
USA 22 8,00%
Kenya 10 3,64%
Ehiopia 7 2,55%
Holand 6 2,18%
Noway 5 1,82%
Sweden 5 1,82%
Jabuuti 5 1,82%
Australia 1 0,36%
Denmark 1 0,36%
Finland 1 0,36%
Faransiis 1 0,36%
Jarmal 1 0,36%
Talyaani 1 0,36%
Switzerland 1 0,36%
Wadao kale 9 3,27%
Isugayn dhalasho wadan kale 105 38,18%
Soomaali 170 61,82%
Tirada guud 275 100,00%

233-8

Puntlandes.com

 

About The Author