Goldogob ‘Wasiiro Katirsan Dowlada Puntland Oo Gaarey Goobjoogna Ka Ahaanaya Xukun Dhawan lasugayo
Wafdi isugu jira golaha wasiirada dowlada Puntland iyo maamulka gobolka mudug ayaa waxaa ay hada gaareen degmada galdogob ee gobolka mudug waxaana wafdigaan ay goob joog ka ahaanayaan xukunka lagu ridayo kooxa dhalinyaraa uu maxkamad sugayaal ah.
Wasiirada Haweenka dowlada Puntland aniso Xaaji Cabduqaadir Wasiirka cadaalada dowlada Puntland Gudoomiyaha gobolka mudug xildhibaan kamida dowlada Soomaaliya ayaa waxaa ay goob joog ka ahaanayaan xukunka wiilashii dhawan kufsaday labo gabdhood.
Faah Faahinta Dib ayan kaso qoreynaa