Guddiga Doorashooyinka oo Garowe ku qabanaya doorasho Kursi laga baneeyey golaha Shacabka

04 Okt 2018 (Puntlandes) Waxaa Caasimadda dowlada Puthland ee Gorowe soo gaaray Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya, iyagoo halkaas ku qaban doona doorashada Kursi dhawaan uu wareejiyey Xildhibaan ka tirsanaa golaha Shacabka.

 
Guddiga oo ay hogaaminaysay Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Xaliimo Yareey, ayaa maalmaha soo socda ayey ku qaban doona Gorowe doorashada Kursigii laga gatay ex xil. Dhahar Cali Faarax Dhahar kaas oo looga badeshay lacag badan oo gaaraysa boqolaal kun doollar iyo xil ah Qunsulka dalka Jabuuti u fadhin doona Soomaaliya oo mushahaarkiisu noqon doono $10.000 isagoo awal qaadan jiray lacag sadex kun ku dhow.

58

64a3

65

65a

Puntlandes.com

About The Author