Goorma ayuu furmayaa shirkii Golaha Iskaashiga dawlad Goboleedyada?

13 Okt 2018 (Puntlandes) Afhayeenka cusub ee Golaha Iskaashiga dawlad Goboleedyada Soomaaliya isla markaasna ah Wasiirka Dasuurka Koonfur Galbeed Cabdullaahi Sheekh Xasan ayaa ka hadlay shirka Golaha Iskaashiga dawlad Goboleedyada ee lagu wado inuu Garowe.

84a5

Shirka ayaa markii hore la qorsheeyay inuu qabsoomo 10ka bishaan, balse sababo farsamo dib ugu dhacay, ayaa Afhayeenka si rasmi ah u shaaciyey goorta uu qabsoomayo, taasoo ah 15-ka bishaan.

Puntlandes.com

About The Author