Dhagayso: Xasan Sheekh “ma u arko in horumar dhanka siyaasada ah la gaari karo haddii aysan jirin wadashaqayn dawlada dhexe & dawlad Goboleedyada”

17 okt 2018 (Puntlandes) Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh oo waraysi siiyey VOA ayaa waxaa uu kaga hadlay arrimo ay kamid yihiin amniga, siyaasadda dalka, ujeedka loo aas aasay xisbiga uu hogaamiyo, isbadaladda ka dhacay gobolka iyo arrimo kale.

96a9

Qaybta 1-aad ee Waraysiga ayuu wuxuu kaga hadlayaa caqabadaha hortaagan amniga, mowqifka dowladda ay ku taageertay dalka Sucuudiga oo   kasoo hor jeestay kuna tilmaamay fudayd iyo waxa uu kaga jawaabayo in uu ka wado Muqdisho Olole siyaasadeed si uu mar kale isugu soo sharaxo Madaxtinimada Soomaaliya.

Dhagayso waraysiga qaybta 1aad

 


Puntlandes.com

About The Author