22 Okt 2018 (Puntlandes) Golaha Iskaashiga Dawlad Goboleedyada ayaa maanta ka jawaabay jawaabtii shalay kasoo baxday wasaarada arimaha gudaha ee xukuumada Soomaaliya iyo faragelinta ay dawladu ku hayso KGS iyo Galmudug.
Puntlandes.com
About The Author