Dawladda Puntland oo Somaliland ku eedaysay colaadda Dhummay
22 Okt 2018 (Puntlandes) Dawladda Puntland ayaa Somaliland ku eedaysay kicinta dagaal u dhexeeya laba beelood ee deegaanka Dhummay ee koonfurta gobolka Sool.
Qoraal ka soo baxay madaxtooyada Puntland ayaa sidoo kale baaq-nabadeed loogu diray beelaha halkaasi ku dagaallamaya,waxaana qaybaha kala duwan ee bulshada Puntland xukuumaddu ka codsatay in laga qeyb qaato joojinta colaaddaas.
Puntlandes.com