Daawo Video: Xildhibano DFS si kulul uga hadlay Dadkii Shalay ay dawlada fadaraalku ku dishay Muqdisho
24 Okt 2018 (Puntlandes) Xildhibaano ka tirsan golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay howlgal ay ciidamada dowladda Fadaraalku ka sameeyeen xaafadda Nasteexo ee degmada Wadajir ee gobolka Banaadir.
Ciidamada ayaa cagta nariyey oo burburiyay dhismayaal degaan, waxaana khasaare uu kasoo gaaray dadkii degganaa kuwaas oo qaarkood la dilay, qaarna hantidoodii cagta la mariyay.
Wasiirkii hore ee amniga C/risaaq Maxamad iyo xildhibaano kale ayaa booqday deegaanka waxayna sheegeen in dowladdu ay hawlgalkan ku dishay afar qof oo qaraabo ah.
Waxa uu sidoo kale sheegay in habkii dadkaas loola dhaqmay ahayd si aad u foolxun oo arxadaro ah.
Daawo shirkii jaa’id ee Xildhibaanada
Puntlandes.com