Banaanbax ballaaran oo looga soo horjeedo faragelin ay dowladda Fadaraalka Soomaaliya ku heyso doorashada KG oo ka dhacay Baydhabo

27 okt 2018 (Puntlandes) Banaanbax ballaaran oo  looga soo horjeedo faragelin ay dowladda Fadaraalka Soomaaliya ku heyso doorashada dawlaf Goboleedka Koofur Galbeed ayaa maanta ka dhacay magaalada Baydhabo ee caasimadda KMG KG.

105a7

Dadka banaanbayey ayaa waxay gubeen taayaro iyo sawiradda madaxda dawladda S oomaaliya iyagoo ku qaylinayey erayo lid ku ah madaxdaas oo ay sheegeen inay faragelin qaawan ku hayaan doorashada KGS ee la filayo inay dhawaan dhacdo.

Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa magaalada Baydhabo gaaray diyaarado siday ciidamo iyo gawaari aan xabadaha karin oo ay la socdeen labo ka mid ah Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Koofur Galbeed Lafta Gareen iyo Agaasimihii hore ee NISA, kuwaasoo ay taageereyso dowladda.

Puntlandes.com

About The Author