Daawo Video: Wakiilada QM & Midowga Afrika ee Somalia oo Guddoomiyaha Aqalka Sare kala hadlay Khilaafka DFS & D Goboleedyada

28 okt 2018 (puntlandes) Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka JFS Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa maanta xafiikiisa kula kulmay Wakiilada gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Haysom iyo Wakiilka gaarka ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Francisco Madeira, kuwaas oo kala hadlay Khilaafka dawladda Fadaraalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah.

105b

Wakiilada Qaramada Midoobe iyo Midowgga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ayaa waxay u socdaali doonaan dawlad Goboleedyada dalka iyagoo isku dayaya xal u helida khilaafka jira.
daawo muuqaalka wakiilada

Dhanka kale Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa ku eedeyey khilaafka Dowlada Fadaraalka wuxuuna shaki geliyey qoraal xalay kasoo baxay Villa Somali.
Daawo muuqaalka Gudoomiyaha

Puntlandes.com

About The Author