Sheekh Shaakir oo taageeray Madaxweyne Farmaajo & RW Khayre

30 okt 2018 (Puntlandes) Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa taageeray Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul wasaarihiisa, isagoo dhabarka u jeediyey Madaxweyne Xaaf.

106c4

War saxaafadeed xalay ka soo baxay Xafiiska Madaxa Xukuumadda Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa lagu sheegay inuu taageersan yahay madaxda dowladda Federaalka.

Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul wasaarihiisa ayaa ku guulaystay inay dawlad goboleedska Galmudug u qaybiyaan sadex garab oo kala ah Koonfurta Gaalkacyo, Cadaado iyo Dhuusamareeb, taas o ay awal u  ahayd inta aan la samayn Galmudug (Galmudug, Ximan iyo Xeeb iyo Ahlusanna)

Akhriso war saxaafadeedka Sheekh Maxamed Shaakir

106c5

About The Author