Sawirro: Wakiilada UN & AU ee Somalia oo Madaxweynaha KG kula kulmay Baydhabo
31 okt 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif xasan ayaa kula kulmay magaalada Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Haysom iyo wakiilka Midowga Afrika Ambassador Fransisco Madeira iyo xubno kale.
Madaxweyne Sharif Hassan iyo Waliikada ayaa ka wada hadlay arrimo dhowr ah oo taagan, oo ay ugu wayn tahay khilaafka dawlada Goboleedyada iyo dawladda Fadaraalka.