Shirka Golaha Wasiirada dawladda Puntland ayaa maanta 01 Nev 2018 looga hadlay arrimaha kala ah Amniga dalka, Taageeridda go’aankii GIDG iyo Ansixinta Siyaasadda Shaqada iyo Shaqaalaha iyo sidoo kale Siyaasadda Horumarinta Dhalinyarada.
Puntlandes.com
About The Author