DAAWO MD FARMAAJO OO DIIDAY IN BEESHA CAALAMKU SOO FARAGELISO KHILAAFKA DFS & DAWLAD GOBOLEDYADA

01 Nov 2018 (Puntlandes) Madaxweynagha dawlada fadaraalka Soomaliya ayaa si cad u sheegay inaysan dawladiisu ogolaanayn in beesha caalamku soo farageliso khilaafka dawladiisa iyo dawlad goboleedyada u dheexeeya.

Dhanka kale Farmaajo ayaa aad u eedeeyey madaxda dawladda goboleedyada isagoo ku dooday in laga qaldan yahay, wuxuuna dastuurka kumeelgaarka ah ee dalka uu u tarjuntay sidii uu rabay isagu, isagoo sheegayna inuu isagu ku taagan yahay dastuurka laakiin ay ka leexdeen dawlad goboleedyada.

Hadalka Farmaajo ayaan ahayn mid xal u ah khilaafka xarga goostay ee u dhaxeeya dawladiisa iyo dawlad goboleedyada, mana ahan mid dan u ah dawlad dhisida Soomaaliya.

DAAWO MD FARMAAJO OO DIIDAY IN BEESHA CAALAMKU SOO FARAGELISO KHILAAFKA DFS & DAWLAD GOBOLEDYADA

Puntlandes.com

About The Author