Daawo IGAD oo kusoo biirtay xalinta khilaafka DFS & dawlad Goboleedyada kalana hadlashay Aqalka Sare
01 Nov 2018 (Puntlandes) Madax ka socotay Urur Goboleedka IGAD oo kusoo biirtay xalinta khilaafka DFS & dawlad Goboleedyada ayaa maanta la kulmay Gudoonka Aqalka Sare, iyagoo kala hadlay xalinta Khilaafkaas.
Horay ayaa waxaa xal u helida khilaafka waxaa ugu jiray Wakiilada UN ka iyo AU oo wakiil kasii ahaa Beesha caalamka, laakiin hada waxa muuqata in gurmad loogu baahday IGAD oo af taqaan madaxda Soomaalidu markay is adkeeyaan.
Puntlandes.com