Guddoomiyaha gobolka Nugaal oo ku eedeeyay ra’iisul wasaaraha Somalia inuu fara-gelin ku hayo arrimaha gobolka Nugaal.
12 Nov 2018 (Puntlandes) Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cabdisalaan Xassan Xirsi(Gu’jir) ayaa ku eedeeyay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Khayre in uu fara-gelin ku hayo arrimaha gudaha ee gobolka Nugaal.
Gudoomiye Gu’jir ayaa ku xusay qoraalkiisa in Ra’iisul wasaaruhu fara-gelinta gobolka Nugaal u adeegsanayo shakhsiyaad uusan magacyadooda xusin.
Akhriso qoraalka gudoomiyaha
Puntlandes.com