Akhriso Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo looga hadlay arimaha kala ah Safarka Muse Bixi, Amniga dalka, xeerarka ay ansixinayaan xukuumada Federaalka & warbixino kale.

Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa looga hadlay arimaha kala ah safarka uu madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ku marayo barga maanulkaas, Amniga dalka, xeerarka ay ansixinayaan xukuumada Federaalka iyo warbixino kale.


Puntlandes.com

About The Author