Daawo sawirrada Munaasabadda lagu daahfurayo dhismaha dekedda Garacad oo Garacad ka socota

23 Nov 2018 (Puntlandes) Munaasabadda lagu daahfurayo dhismaha dekedda Garacad ayaa ka socota deegaanka Garacad, waxaa ka qaybgalaya madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, isimmo, odayaal dhaqameed, Xildhibaanno isugu jira labada gole ee dowladda federaalka, siyaasiyiin iyo xubno ka socda qaybaha bulshada oo boqollaal ruux gaaraya.

Wefdigii Muqdisho ka yimid ee ka socday laba gole ee Baarlamaanka Fadaraalka Soomaaliya iyo masuuliyiin kale oo ay ka mid yihiin musharraxiin u taagan xilka Madaxweynaha Puntland doorashada 2019 ayaa intooda badani waxay u duulayaan Muqdisho  oo ay ku  noqonayaan.

Daawo sawirrada

About The Author