Daawo muuqaalo: Shacabka Laascaanood oo shalay muujiyey inuusan gobolka Sool ka tirsanayn Somaliland
25 Nov 2018 (Puntlandes) Daawo muuqaalo ka tarjumaya sida shacabka Laascaanood u diideen booqashadii madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi uu ku tagi lahaa shalay magaaladaas, Muuse ayaa dad uu watay kula hadlay duleedka magaalada Laascaanood.
Shacabka xarunta gobolka Sool ee Laascaanood ayaa shalay muujiyey inuusan gobolka Sool ka tirsanayn Somaliland, kadib markii ay kala hortageen Somaliland Muuse Biixi mudaharaadyo iyagoo wata calanka Puntland iyo kan Soomaaliya.
Shacabka lascano oo ka horjoogsaday inuu Muse Bixi Booqdo magaalada
Laadscaano: Muse Bixi oo Jidka loo galay
SHACABKA LAASCAANOOD OO KA HOR YIMID BOOQASHADII MUSE BIXI 24 NOV 2018
Puntlandes.com