Daawo shirkii jaa,id ee qabteen Suxufiyiinta Puntland
Ururka suxufiyiinta Puntland MAP iyo Suxufiyiinta Puntland ayaa markii la ansixiyeyba ka horyimid xeerka saxaafada. Xeerkan ayaa ah mid aan u danaynayn Suxufiyiinta Puntland iyo shacabkaba. Iyadoo muraadka laga leeyahay xeerkan ay baasgaraysan xukuuma Dr Gaas ay tahay in shacabka reer Puntland afka la qabto, si aysan uga hadlin sida guracan ee uu Dr Gaas dalka ku hogaaminayo.
Xafiiska wararka
Puntlandes.com