Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 4 January 2019 hambalyo u direy gudoonka golaha wakiilada Dowladda Puntland oo maanta lagu doortay Caasumada Dowladda Puntland ee Garoowe.
Puntlandes.com
About The Author