TACSI
Inaa Li’laahi Wa’inaa Ileyhi Raajicuun.
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyadeeyey geerida ku timid Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed Yuusuf Aadan (Muuro) oo kamid ahaa halgamayaashii xornima doonka Soomaaliya ee SYL.
About The Author