Akhriso Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland oo dhawaan Dhisaysa Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo
25 Feb 2019 (Puntlandes) Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa waxay qoraal ay soo saartay oo ay ogaysiin Maamulka Gobolka Mudug kan Degmadda Galkacyo iyo Nabaddonada iyo Waxgaradka Gobolka inay u diyaar garoobaan Dhismaha Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo oo Wasaaraddu u qorshaysay in la dhisi doono 25 March 2019.
Puntlandes.com