Akhriso War Murtiyeedka laga soo saaray shirka Xisbiyada iyo Siyaasiyiinta
22 April 2019 (Puntlandes) Kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Nairobi Siyaasiyiinta iyo qaar ka mid ah Xisbiyada dalka ayaa laga soo saaray War Murtiyeed ka kooban qodobo kala gedisan oo saameynaya siyaasadadalka. Qodobada laga soo saaray war murtiyeedka ayaa waxaa ka mid ahaa arrimaha Ammaanka,Federalka,Dastuurka,Doorashooyinka iyo qaar kale.
Akhriso War murtiyeedka Shirka
Puntlandes.com