Gudoomiyaha gobolka Bari oo qarax ka badbaaday

24 April 2019 (Puntlandes) Gudoomiyaha Gobolka Bari Yuusuf maxamed Dheddo Qarax ayaa maabta magaalada Bosaso lagu beegsaday qarax uu ka badbaaday.

Qaraxa ayaa waxaa ku Dhaawacmay 3 Askartiisa waardiyeynaysay ka mid ah oo saarnaa gaarigii lagu tuhmayey.

Gudoomiyaha Ayaa Gaariga Wax yar kahor ka Degay oo aan Saarnayn xiliga qaraxa gaariga lala beegsaday.

Puntlandes.com

About The Author