Baarlamaanka Somaliland oo ka diiday ansixinta Xaalada Degdega Ah Lagu Soo Rogay Gobolka Sanaag (Muuqaal)

02 May 2019 (Puntlandes) Golaha Baarlamaanka Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku diiday ansixinta Xaalada Degdega Ah ee uu madaxweyne Biixi ku soo rogay Gobolka Sanaag.

38 Mudane ayaa ogolaaday Xaalada Degdega Ah, halka Xildhibaano Boqol Gaaraya ay ka horyimaadeen in Xaalad degdega ah lagu soo rogo sadexda Degmo Ceerigaabo, Ceel Afweyn iyo Gar Adag.

Sidee ayey u dhacday codayntii xaalada degdega ee barlamanla Somaliland

Xilibaano Baarlamaanka Somaliland oo Sheegay In Golaha ay Ka Dhacday Ceeb & Dastuur Jabin


Puntlandes.com

About The Author