Sawirro: Shirka Wada-tashiga Dawladda Federaalka Soomaaliya & Dawladdaha Xubanaha ka ah DFS oo ka Furay qasriga Madaxtooyada Dowladda Puntland

05 May 2019 (Puntlandes) Shirka Wada-tashiga Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Dawladdaha Xubanaha ka ah DFS ayaa goor dhawayd ka Furay qasriga Madaxtooyada Dowladda Puntland.

Shirka waxaa Furay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaana qayb ka ahaa, Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaan, Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen, Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare.

Shirkani oo ay Martigelisey Dowladda Puntland ayaa gundhigiisu yahay wadatashiga Dowladda Fadaraalka Soomaaliya iyo Dowladdaha Xubnaha ka ah DFS


Puntlandes.com

About The Author