Daawo Video: Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland oo shegay inay ka xun yihiin sida Xilibaan Dhakool loo Xiray ayna sharci baal marsan tahay
11 May 2019 (Puntlandes) Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Baashe Maxamed Cadde ayaa sheegay inay ka un yihiin sida Xilibaan Dhakool loo xiray, taas oo sida uu sheegay aan waafaqsanayn sharciga.
Baashe ayaa yiri “Isagoo Xasaanaddii Aan laga Qaadin Oo Aan Gollaha Wakiillada Lasoo Waydiisan Ayaa Gurigiisii Loogu Dhacay Xaaskiisii Iyo Carruurtiisii Oo Huruda, Anigoo Guddoomiyihii Baarlamaanka Ahna (CID’du) Waxay ii Diidday Inaan Arko”
Puntlandes.com