Dhagayso: Xaaf “Dawladda Federaalku waxay ku haminaysaa markii aan Galmudug & Jubaland aan doorasho ka samayno oo dadka jooga bedelno markaas baa shir la qabanayaa”
11 May 2019 (Puntlandes) Madaxweynayaasha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf oo waraysi siiyey BBC Somalia ayaa ka hadlay shirkii Garowe ee fashilmay, wuxuuna eedayn kulul u jeediyey madaxda dawladda Fedraalka Soomaaliya.
Xaaf oo ka hadlyey waqtiga ay dhamaanayso xil hayntiisa ayaa sheegay inay markii ay Jabuuti ku heshiiyeen Ahlusunna ay isku dareen labadii Baarlamaan, dastuurkiina ay ansixiyeen markaasna labo sano ay ku dareen oo ka bilaabanaysa marka waqtigu dhamaado wuxuuna xilkiisu ku eg yahay 2022ka bilawgiisa, dawladda Federaalkuna waxau ku dhagtay waqtigii hore ayaa jira.
Dhagayso waraysiga Xaaf ee BBC