Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Afhayeenka Dowladda Puntland
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdulllahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 24, May, 12, 2019 ku Magacaabay Afhayeenka Madaxtooyada Dowladda Puntland
Madaxweynaha Dowladda Puntland.
Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland
Markuu tixgeliyey: Aqoontiisa iyo khibraddiisa
shaqo
Waxuu Xeeriyey:
1. Waxaa Jaamac Yuusuf Jaamac Jama Deperani loo magacaabay Afhayeenka Madaxtooyada Dowladda Puntland
2. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.
Puntlandes.com