Akhriso Wasaarada arrimaha Gudaha Federaalku oo soo saartay Habraaca doorashooyinka Jubbaland & Galmudug
25 May 2019 (Puntlandes) Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay mabaa’diida iyo Habraaca doorashooyinka dowlad goboleedyada, iyadoo Wasaaraddu shaacisay in Mabda’a guud oo asalka uu yahay in la qabto doorashooyin ku dhaca hannaan dimoqraadi oo xor iyo xalaal ah
Habraacan ay soo saartay Wasaaradda arrimaha Gudaha ayaa ku soo aadaya, iyadoo doorashooyin ay ku soo fool leeyihiin Dowlad Goboleedyada Galmudug iyo Jubbaland, inkastoo tan Galmudug la isku khilaafsan yahay, maadaama Madaxweynaha Maamulkaas Axmed Ducaale Geelle Xaaf uu ku adkeysanayo in muddo xileedkiisa uu ka bilaabanayo maalintii la doortay, ayna labo sano u dhiman tahay.
Akhriso Habraaca doorashooyinka Jubbaland & Galmudug ee DFS soo saartay
Puntlandes.com