Jubbaland oo jawaab kulul ka bixiyay qoraal ka soo baxay Dowlada Federalka

26 May 2019 (Puntlandes)  dawladd goboleedka Jubbaland ayaa ka hortimid qoraal ka soo baxay wasaarada arrimaha gudaha dowlada federalka kaasi oo ahaa habraaca doorashooyinka dawlad goboleedyada.

War Saxaafadeed ka soo baxay Maamulka Jubba ayaa lagu sheegay in qoraalkaas uusan waafaqsanayn dastuurka sidaa awgeedna ay xaq u leedahay maamulka Jubba inuu qabto doorasho xor ah.

Akhriso qoraalka ka soo baxay Jubbaland


Puntlandes.com

About The Author