Daawo Video: Wasiirka A/G Somalind oo wasiirka Amniga Puntland ku tilmaamay nin aan dawladaiisa ka warqabin
Wasiirka Arimaha Gudaha Somalind Cali Warancade ayaa mar uu maanta ka hadlayey Hubkii ay Somalind kala dagtay markii ay qabteen wuxuu u jawaabay eedayntii Puntland isagoo ku sifeeyey wasiirka Amniga Puntland nin aan dawladaiisa ka warqabin.
Dhinaca kale waxa uu wasiir Warancade xaqiijiyey in ay Markabka xalay kala dageen Hub aad u farabadan oo ay ka mid tahay Doon qalab aad qaali u ku qalabaysan oo ah kuwa ciidamada.
Daawo Videoga
Puntlandes.com