Daawo Video: Boqor Buurmadow ”ka Beel ahaan qorshaha nooguma jirto in ay 5 sano nooga wareegto talada dalka”
Boqor Buurmadow ayaa waxa uu yiri in aysan Beel ahaan qorshahaba ugu jirin in talada dlku ka wareegto 5 sano ka dib wuxuuna sheegay in Beeshiisu ay Qorshaysatay in madaxweyne Siilaanyo loo kordhiyo 2 sano si ay dalka ku sii xukumaan Beeshooda.
Daawo Videoga
Puntlandes.com