War Deg Deg ah: Alla ha u naxaruistee Cabdushakuur Mire Aaden ayaa kamid ahaa dadkii Qaraixii maanta lagu dilay
Maanta weerakii Ismiidaaminta ahaa ee lagu qaaday Hotel Central ee Muqdisho waxaa dadkii ku geeryooday ka mid ahaa Cabdishakuur Mire Aaden oo mar soo ahaa Wasiir ku xigeenkii Dekadaha Puntland.
Allah naxariistii jano haka waraabiyee marxuum Cabdishakuur dhaan dadkii kale oo ku laayey halkaas.
Puntlandes.com